Hay’adda daawooyinka Yurub ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegtay in ay ku wadaan baaritaan ku saabsan waxyeelada ka dhalan karta talaalka cudurka Corona-ha, oo ay sameyeen shirkada AstraZenica iyo jaamacada Oxford ee dalka Ingiriiska. Hay’adda ayaa…
Yurub oo baaritaan ku sameynaysa talaalka AstraZenica, xili dalal hor leh ay hakiyeen qaadashadiisa…
492

