MADAXWEYNE FARMAAJO OO MARTIGALINAYA MUNAASABADDA LAGU DHAMMESTIRAYO ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Muqdisho, Maarso 01, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka...

Cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku qaadanaya Turkiga

Muqdisho.(SONNA):- Wasaarada Difaaca ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in 300 oo askari oo ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay tababar ku qaadanayaan xerada lagu barto...

Maxkamadda ICJ oo ku dhawaaqday waqtiga la qabanayo Dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo…

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Caalamiga ah ee The International Court of Justice (ICJ), ayaa shaacisay in Dacwadda badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ay dhaceyso 15-k...

Akhriso: Qodobada hordhaca ah ee laga soo saaray shirka RW Rooble iyo Midowga Musharaxiinta

Muqdisho.(SONNA):- Shirkii u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga musharaxiinta, qaar kamid ah Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir, kaas oo looga hadlaayay dhammeystirka Heshiiskii...