HomeBREAKING NEWSXildhibaanada golaha shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka sharciga waxbarashada dalka

Xildhibaanada golaha shacabka oo ansixiyay wax ka bedelka sharciga waxbarashada dalka

MUQDISHO-(SONNA)-Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay wax ka bedelka sharciga waxbarashada dalka ee heerka 1-aad, 2-aad iyo tacliinta sare, 170 mudane oo kulanka maanta ka qeybgalay ayaa ogolaaday sharcigan. Wasiirka waxbarashada…

Must Read