HomeBREAKING NEWSXildhibaan ka tirsanaa Golaha shacabka oo ku geeriyooday Baydhabo

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha shacabka oo ku geeriyooday Baydhabo

Baydhabo.(SONNA):- Allah u naxariistee, waxaa saaka magaalada Baydhabo ku geeriyooday xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka, sida ay xaqiijiyeen ehelada xildhibaanka. Guddoonka, Xildhibaanada iyo Shaqaalaha Golaha…

Must Read