Baydhabo.(SONNA):- Allah u naxariistee, waxaa saaka magaalada Baydhabo ku geeriyooday xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka, sida ay xaqiijiyeen ehelada xildhibaanka. Guddoonka, Xildhibaanada iyo Shaqaalaha Golaha…
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha shacabka oo ku geeriyooday Baydhabo
169