Xaruntii ugu horeysay ee lagu baaro cudurka Covid-19 ayaa laga hirgeliyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, maadama magaalada laga helay dadka qaba cudurka Corono Virus. Dr. Cabduqaadir Maxamuud Ibraahim Goodir oo ah baaraha Cudurkan…
Xarun lagu baaro Covid-19 oo laga hirgaliyey Beledweyne
520