Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO qayb-teeda Africa ayaa Sheegtay Ilaa Saakay in 12 dowladood oo African ah la gaarsiiyay in ka badan 11 Malyan oo Talaalka Covid-19 Barnaamijka COVAX ee dalalka Faqriga lagu gaarsiinayay Talaalkan. 10-kii Maalmood ee…
WHO oo talaalka Covid-19 gaarsiisay 12 dowladood oo Africaan ah
571

