HomeBREAKING NEWSWeerar gantaalo loo adeegsaday oo lagu qaaday safaarada Mareykanka ee Ciraaq.

Weerar gantaalo loo adeegsaday oo lagu qaaday safaarada Mareykanka ee Ciraaq.

BAQDAAD-(SONNA)-Weerar gantaalo ah ayaa lagu qaaday safaarada mareykanka ee ku taala magaalada Baqdad ee xarunta dalka Ciraaq. Warbixin ay soo saareen ciidanka Ciraaq ayaa lagu sheegay in sideed gantaal lagu riday safaarada oo ku taala aaga cagaaran…

Must Read