Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa ku baaqay in si deg deg ah gurmad biyo dhaamin loo gaarsiiyo bulshada ku nool Gobolka Gedo. Mudane Xasan Cabdinuur Cabdi…
Wasiirka Tamarta oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay biyo la’aantu saameysay
337

