HomeBREAKING NEWSWasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa Turkiga

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa Turkiga

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa dalkaas Lütfi_Elvan. Wasiir Beyle ayaa sheegay in ay ka wada hadleen isbedelka iyo dib-u-habeynta Maaliyadda dalka…

Must Read