BELEDWEYNE-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kormeer ku tegay xarunta Ciidanka Xoogga Dalka ee Qeybta 27-aad ee magaalada Beledweyne ee…