HomeBREAKING NEWSWakiillo ka socda Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle oo loo qabtay tababar aqoon kororsi...

Wakiillo ka socda Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle oo loo qabtay tababar aqoon kororsi ah

Maamulka qeybta Arrimaha Siyaasadda ee Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) ayaa soo gabagabaysay tababar aqoon kororsi ah oo la xiriiray xallinta khilaafaadka iyo dib-u-heshiisiinta,kaas oo loo qabtay 40 wakiil oo ka socda Gobolka Hiiraan . Tababarka…

Must Read