Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Cabdi Xasan Maxamed “Xijaar” ayaa ka tacsiyadeeyay Geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Gen Osman Mohamud Siyaad (Koryeeri) oo maanta ku geeriyooday magaaladda Muqdisho, waxaana uu ka mid ahaa…
Taliyaha Booliska oo ka Tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Gen Cismaan Maxamud Siyaad “Koriyeeri” &…
411

