HomeBREAKING NEWSTaliska Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray Qarax ka dhacay Muqdisho

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray Qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in Gaari argagixisadu ku soo rartay walxaha Qarxa nuuciisuna ahaa NOAH 3 albaab ah uu soo jiiray barta hubinta gaadiidka ee u dhow iskoyska Dabka…

Must Read