Baydhabo-(SONNA)-Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyaga oo garay heshiis la xiriira dhanka…
Shirkii Guddiga farsamada ee Baydhabo oo laga soo saaray War-Saxaafadeed
274