Muqdisho.(SONNA):- Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka ayaa maalintii Saddexaad galay, xilli shalay Warbixin looga dhageystay Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka. Goordhow ayaa la filayaa inuu shirka furmo…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii saddexaad galay
303