Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, asxaabka iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay alle ha u naxariistee Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble…
Ra’iisul wasaare Rooble oo ka tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Xil. Axmed Dhimbil Rooble “Casoowe”…
406