HomeBREAKING NEWSRa’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo Gaalkacyo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo Gaalkacyo ka dhacay

Gaalkacyo (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ku guddoomiyay shir ku saabsan amniga oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug, Wasaaradaha amniga Dowladda Federaalka iyo Galmudug iyo…

Must Read