Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay qiray in xadgudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka dhaceen gobalka Tigree-ga, intii uu dagaalka ka socday. Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa arrintaan ka hor sheegay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo qiray in xadgudubyo ka dhan ah rayidka ay ka dhaceen gobalka Tigray
265

