Muqdisho.(SONNA)…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa saxiixay…
R/wasaare Rooble oo saxiixay buugga tacsida ee madaxweynihii hore Cali Mahdi
621