Qoraal kooban oo lagu baahiyay barta rasmiga ah ee madaxtooyada Puntland ku leedahay Facebook ayaa lagu soo dhaweeyay shirka 15 bishan uu iclaamiyay madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo looga hadlayo meel marinta heshiiskii doorashada 17…
Puntland oo soo dhaweysay shirka uu iclaamiyay madaxweyne Farmaajo
268