HomeBREAKING NEWSOXFAM oo ka digtay gaajo ay wajahayaan malaayiin qof oo ku nool...

OXFAM oo ka digtay gaajo ay wajahayaan malaayiin qof oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika.

In ka badan 50 malyuun oo qof oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika ayaa u baahan gargaar deg deg ah oo cunto ah sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay heyada Oxfam. Warbixinta waxay tilmaantay in arintan ay sabab u tahay isbadalka cimilada…

Must Read