Muqdisho.(SONNA):- Dowladda Nigeria ayaa ku guuleysatay in ay soo xoreyso 26 qof oo ka shaqeynaayay howlo samafal, kuwaas oo ay afduubatay kooxda Boko Xaraam. Ciidamada Nigeria oo howlgal ka sameeyay gobolada waqooyi bari ee dalkaas ayaa ku…
Nigeria oo soo furatay Kooxo samafal oo Afduub loo heystay
842

