HomeBREAKING NEWSMeydka madaxweynihii hore oo berri la keenayo Muqdisho

Meydka madaxweynihii hore oo berri la keenayo Muqdisho

Guddiga u xil saaray aaska Allaha u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay in maalinta berrito ah la keeni doono meydka madaxweynaha laguna aasi doono magalaada Muqdisho. Mudane,Cumar Maxamed Maxamuud…

Must Read