HomeBREAKING NEWSMareykanka oo meel mariyay tallaalkii labaad oo COVID-19 looga hor tagayo

Mareykanka oo meel mariyay tallaalkii labaad oo COVID-19 looga hor tagayo

Dowladda Mareykanka ayaa ansixisay tallaalkii labaad oo ay soo saartay shirkadda Moderna, taas oo keeni doonta in cudurka COVID-19 laga tallaalo malaayiin Amerikaan ah. Hey’adda cunada iyo dawada Mareykanka ee loo soo gaabiyo FDA ayaa todobaadkii…

Must Read