HomeBREAKING NEWSMareykanka oo cambaareeyay afduub loo geystay arday reer Nayjeeriya ah

Mareykanka oo cambaareeyay afduub loo geystay arday reer Nayjeeriya ah

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa cambaareysay afduubka in ka badan 300(Saddex boqol) oo arday oo laga afduubtay iskuul ku yaal waqooyi galbeed ee dalka Nigeria. Bayaanka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri: Mareykanku wuxuu si adag u…

Must Read