Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan oo ka furmaya 15ka bishan Febaraayo magaalada Garoowe ee…
HomeBREAKING NEWSMadaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray madaxda Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray madaxda Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
652