HomeBREAKING NEWSMADAXWEYNE FARMAAJO OO MARTIGALINAYA MUNAASABADDA LAGU DHAMMESTIRAYO ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MARTIGALINAYA MUNAASABADDA LAGU DHAMMESTIRAYO ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Muqdisho, Maarso 01, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka…

Must Read