Garoowe-(SONNA)-Wariye Kilwe Aadan Faarax ayaa maanta xorriyaddiisa dib u helay ka dib cafis uu u fidiyay Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Ciidanka ammaanka Puntland ayaa Wariye Kilwe xabsiga dhigay 28-kii December…
Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay wariye Kilwa
248

