Muqdisho (SONNA)- Ku-xigeenka cusub ee Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (DSRSG), Marwo Anita Kiki Gbeho, ayaa maanta timid magaalada Muqdisho si ay si rasmi ah ula wareegto waajibaadkeeda xileed ee Howlgalka Kaalmeynta…
Ku-Xigeenka Cusub ee Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaartay Muqdisho
285

