Taliska Mareykanka ee Afrika oo kaashanayo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qaaday duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday xarun ay leeyihiin al-Shabaab oo ku taal agagaarka degmada ee gobolka Jubbooyinka. .Qiimeyntii ugu horreysay ee laga…
Jubbooyinka:Duqeyn xagga cirka ah oo lagu fuliyay maleeshiyaad Al-Shabaab ah
694