HomeBREAKING NEWSItoobiya oo sheegtay in ay dayactireyso masjidka Najashi oo burbur soo gaaray

Itoobiya oo sheegtay in ay dayactireyso masjidka Najashi oo burbur soo gaaray

Muqdisho (SONNA)-Dowlada Itoobiya ayaa balan qaaday in ay dhisi doonta masjidka qadiimiga ee boqor Al Nejashi kaas oo ku yaala gobalka Tigray ee waqooyiga itoobiya isla markaana waxyeelo ka soo gaartaya dagaalkii u dhexeeyay ciidanka dowladda iyo…

Must Read