Dowladda Itoobiya ayaa diiday dhex dhexaadiyeyaal kale oo Mareykanku ku jiro in ay soo galaan muranka salka ku haya biyo xireenka webiga Nile ee u dhexeeya, Suudaan, Itoobiya iyo Masar, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda. Dina Mufti oo ah…
Itoobiya oo diidan in la farageliyo muranka biyo xireenka Niil ee kala dhexeeya Masar & Suudaan
227

