HomeBREAKING NEWSGuddoonka Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Boonow

Guddoonka Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Boonow

War qoraal ah oo ka soo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa looga tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo saaka ku geeriyooday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. “Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ayaa uga tacsiyadeeyay…

Must Read