Garoowe-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka hadlay Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Cilmi baarista Heritage ayaa ka sheekeeyay taariikhdii loo soo maray dowladnimada Soomaaliya. “2006-dii dowladdii…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ka hadlay marxaladaha uu dalka soo maray
390