Golaha Amniga ee Qaramada Midoobe ayaa ansixiyay soo jeedintii Xoghayaha Guud António Guterres,ee ku saabsan in Nickolay Mladenov uu noqdo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Liibiya. Nikolay Mladenov ayaa bedeli doona Gassaan Salaama…
Golaha Ammaanka oo ansaxiyay ergayga cusub ee loo magacaabay Liibiya
835