Wasaarada amniga maamulka Koonfur galbeed ayaa xaqiijisay in saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ay xalay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ay ka fuliyeen deegaanka Ma’moodow oo qiyaastii 40-km dhanka…
Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay gobolka Bakool
438