HomeBREAKING NEWSDilalka Saxaafiyiinta oo ku soo badanaya Afghanistaan

Dilalka Saxaafiyiinta oo ku soo badanaya Afghanistaan

Sadex gabdhood oo u shaqeynayay muuq-baahiye (TV) ka howlgala magaalada Jalalabaad ee dalka Afghanistan ayaa toogasho lagu dilay, waxa u muuqda hirar dilal ah oo qorsheysan. Wararka ayaa sheegaya in gabdhaha la dilay da’dooda u dhexeysay 18 ilaa 20…

Must Read