Home BREAKING NEWS Dhismaha waddada u dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo gashay wajiga 3aad”

Dhismaha waddada u dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo gashay wajiga 3aad”

Wajiga seddaxaad ee dhameestirka waddada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa waxaa lagu bilaabay si isku tashi ah, waxaana lagu guuleestay 160KM oo u dhaxeysa magaalooyinka Hobyo iyo Ceel Guula, kaasi oo lagu dhisay mashruuc. Wajiga…

Must Read