Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa maanta magacowday Maamulka Cusub ee deegaanka Bacadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasaaradda ayaa lagu magacaabay Maamulka bedalaya maamulkii hore ee…
Deegaanka Bacaadweyne oo maamul cusub loo magacaabay
252