Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa Gobolka Shabeelaha hoose ku dilay 17-Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka sida gaarka ah u…
Danab oo hawlgal ka dhacay Shabeelaha hoose ku dishay 17-Al-shabaab Ajaanibi ku jirto
250