Gaziantep-(SONNA)-Ugu yeraan sideed qof ayaa dhimatay ka dib markii mashiinka lagu neefsado dab ku qabsaday isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala magaalada Koofurta Turkiga ee Gaziantep, sida uu xaqiijiyay isbitaalku. Qeybta uu dabku ka dhacday…
Dab khasaare nafeed dhaliyay oo qabsaday isbitaal Turkiga ku yaala
281