Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Congo ayaa sheegtay in Denis Sassou Nguesso dib loogu doortay madaxweynaha dalkaas doorashadii dhacday Khamiistii hore. Nguesso oo 77 jir ah ayaa helay 88.57% codadkii la dhiibtay, wuxuuna sidaas ku noqday…
Congo: “Sassou Nguesso” oo dib loogu doortay madaxweynaha Congo
303

