HomeBREAKING NEWSCiidamada Xooga dalka oo fashiliyay gaari Qarax ay ku soo rareen Maleeshiyada...

Ciidamada Xooga dalka oo fashiliyay gaari Qarax ay ku soo rareen Maleeshiyada Al-Shabaab+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka ayaa u suurta gashay in ay gaari siday qarax ku gubaan deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada oo saakay aroortii howlgal qorsheysan kula jarmaaday deegaanka…

Must Read