Muqdisho.(SONNA):- Ciidanka ammaanka ee Puntland ayaa wali daba socda soo qabashada maleeshiyadii xalay weerartay jeelka wayn ee Boosaaso. Argagixisada Al-Shabaab oo ku dhuumaalaysanaysa magaalada hareeraheeda ayaa ciidamada dufaaca ku guuleystay…
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab:-Sawirro
669

