HomeBREAKING NEWSCiidamada amniga oo Howlgal ka wada magaalada Baladweyne

Ciidamada amniga oo Howlgal ka wada magaalada Baladweyne

Baladweyne (SONNA):- Ciidamada amniga ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiirraan ka wada howlgal lagu xaqiijinayo amniga magaalada. Dhammaan waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa magaalada ayaa xiran, waxaana yar dhaq dhaqaaqa gaadiidka…

Must Read