Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ka dhagax dhigay xarunta Dhaqanka iyo Suuganta Shuuriye. Munaasabadda Dhagax dhigga ah waxaa goob joog ka ahaa, wasiirro, xildhibaanno, golaha…