Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH oo dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday inay Dalka ka shaqayso. Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa…
Xeer illaalinta Qaranka oo soo gaba gabeysay baarista dacwad ka dhan ah Hay’adda SAHAN RESEARCH
866