Muqdisho.(SONNA):- Magaalada Jabuuti waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo Shirka 38-aad ee aan Caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo xaaladda Gobolka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi…
Madaxweyne Farmaajo oo shir aan caadi ahayn kaga qeyb galaya dalka Jabuuti
360