Muqdisho (SONNA)- Ayax cusub ayaa qatar ku haya dhulka beeraha iyo daaqsinka iyo waliba cunada malaayiin qof oo ku nool wadamada gobalka geeska Afrika iyo dalka Yemen sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Warbixin ay maanta soo saartay heyada cunada…
Qaramada Midoobay oo markale ka digtay qatarta Ayaxa uu ku hayo Afrika
360